-Nimcadii ogu waynayd ayaad haysataa
Waxaad haysataa
-waxaad tahay qof muslim ah
-Waad tukataa
-Lixdaada lixaad way kuu dhamystiranyihiin
-meel aad seexato waad haysataa
-Waxaad cunto waad haysataa
-Tolkaa ayaad dhexda kaga jirta
-Waxaad haysataa farxad
^MA GARAN KARI WAXA KA DHIMAN QOFKA MUSLIMKA AH nimcadii aduunka dhaxda kaga jirnaa xaqiiqatan farxad, degenaan, cafimaad, barwaaqo aniga ahaan wlh hadan dhaho tiri nimcada rabiga waan xishodaa yacni wlh ma awoodi in aan tiriyo tiro badnidooda
FG:Ma waxaa jira horta qof muslim ah oo wakhtigan qormadan akhrisanaayo oo murugaysan sidey ku dhacday midaas adigoo haysto rabigii awooday wax walba adigo haysto allahu akbar subxanlaah wlh rabi waa deeqsi dulqaad badan
ALLOW NIMCADA NOO SIYAADI YAA RABI
ALXAMDULILAH ayaan dhahayna mar walba ❤️
No comments:
Post a Comment